- Posted by:
- Posted on:
- Category:
Apps, EntertainmentApps, Entertainment - System:
Unknown - Price:
USD 0 - Views:
16
Xikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku salaynsan erayo murti iyo wax ku ool leh. Waxa uu leeyahay Dhiira-gelin maalinle ah oo aa kaa gacansiinaysa inaad horay usocoto, iskana ilowdo wixii hore ee tagay!.
Xikmado App waxa uu kaa caawinayaa inaad:
– Horay usocoto
– Hesho Dhiira-gelin maalinle ah
– Garaadkaaga kobciso
– Isbaddel wanaagsan ku samayso Noloshaada
– Noqoto qof Guulaystay.
*- Cillado ayaa la xaliyay
*- Waxqabadka ayaa la kordhiyay
*- Cillado ayaa lagu daray, si mar kale loo xaliyo!.